Agab xafiiseed lagu wareejiyay wasaaradda Haweenka maamulka Koonfur Galbeed

0
147

Baladweyne (Radio Beerlula)-Wasaaradda Haweenka maamulka Koonfur Galbeed ayaa agab xafiiseed iskugu jira Miisas Kuraas iyo camputero kala wareegtay Hay’adda IISHA oo kaashanaysa hay’adda Kasmo Dev.

Waxa ka qeyb galay madasha agabka lagu wareejinayey agaasimaha guud ee wasaarada Haweenka maamulka Koonfur Galbeed Madiina Axmed Nuur iyo qaar kamid ah mas’uuliyiinya labada hay’adood ee IISHA iyo Kasmo Dev.

Warbixintan waxaa inoo haya Maxamed Yuusuf Cabdulahi