Tababar ku saabsan Maareynta Kiisaska Shaqaalaha oo lagu qabtay Baydhabo.

0
188

Baladweyne (Radio Beerlula)-Wasaaradda Haweenka Koonfur Galbeed ayaa magaalada Baaydhabo ugu qabatay Tababar ku saabsan Maareynta Kiisaska Shaqaalaha Wasaaradda.

Inta uu tababarka socda ayaa shaqaalaha lasiin doonaa casharo ku saabsan kiisaska shaqaalaha iyo sidii ay ula imaan lahaayeen shaqqo hufan.

 

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Cumar Yuusuf Aadan.