Tababar ku saabsan Farsamada Dhismaha Wadooyinka oo laga daahfuray magaalada Baydhabo

0
108

Baladweyne (Radio Beerlula)-Wasiirka Wasaaradda Howlaha Guud iyo Guriyeenta Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Daahir Cabdi Cabdullaahi ayaa Magaalada Baydhabo ka daahfuray Tababar ku saabsan Farsamada Dhismaha Wadooyinka.

Tababarka ayaa waxaa ka faaiidaysanaya xubno ka kala socday qaar ka mid ah shirkadaha dhisa wadooyinka, waxaana tababarka uu socon doonaa mudo Seddax maalimood ah.

Warbixintan waxaa inoo haya sacdiya Maxamed Maxamuud