Qoysas danyar ah oo deeq raashiin ah loogu qeybiyay Degmada Warsheekh

0
139

Baladweyne (Radio Beerlula)-Degmada Warsheekh ee gobolka shabeelaha dhaxe ayaa In ka badan 350 qoys oo danyar ah hay’adda Cumaan jaarati ugu qeybisay deeq raashiin ah oo ka gooban Bur, Bariis, Sonkor, Caano, iyo Timir.

Waxaana goob-joog ahaa madasha deeqda lagu qeybinayey maamulka degmada Warshiikh iyo mas’uuliyiin katirsan hay’adda Cumaan jaarati.

Warbixintan waxaa inoo haya Maxamad Yusuf Cabdulaahi