Shir looga hadlayey xaalada degmada xudur oo lagu qabtay Baydhabo.

0
139

Baladweyne (Radio Beerlula)- Wasiirka wasaaradda gar-gaarka dowlad goboleedka koonfur galbeed Cabdinaasir Cabdi Caruush ayaa alaada fogaan araga kulan kula qaatay xubno ka tirsan hay’adaha ka shaqeeya gargaarka ,gudoomiyaha gay’adda Sodma iyo gudoomiyaha maamulka degmada Xudur.

Kulankan ayaa looga hadlayay sidii loo caawin lahaa dadka ay sameeyeen daadaad ka dhashay roobab mahiigaan ah oo ka da-ay degmada Xudur ee xarunta gobolka Bakool.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Bilaal Daahir Waaneey.