Tartanka Qur,aanka kariimka ee gabdhaha oo lagu soo gabagabeeyay Hargeysa.

0
151

Baladweyne (Radio Beerlula)- Magaalada Hargeysa ee xarunta maamulka Somaliland ayaa lagu qabtay munaasabad abaalmarino lagu guddoonsiyay gabdhaha kaalmaha hore ka galay tartan qur’aanka kariimka oo loo qabtay gabdhaha da’yarta ee Magaalada Hargeysa.

Munaasabadda lagu soo gabagabeynayay tartankan ayaa waxaa ka qeyb galay culumada Hargeysa, waalidiin, ganacsato, wasiiiro ka tirsan Somaliland iyo marti sharaf kale.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Aadan Cabdi Axmad.