Culumaaudiinka Baladweyne oo codsaday in laga qeyb qaato dhismaha dugsi qur’aan ku yaalla xaafadda kooshin

0
191

Baladweyne (Radio Beerlula)- Hooyo Faadumo Aadan siyaad oo ka mid ah hooyooyinka soomaaliyeed ayaa boos banaan ku wareejisay macalin Cabdi oo loogu talagalay in lagu dhiso dugsi qur,aan kaasoo ay wax ku baran doonaan caruurta danyarta ah ee ku nool xaafada kooshin ee magaalada Baladweyne.

Madasha dhulka lagu bixinyay ayaa waxaa goob joog ahaa culumo iyo qaar kamid ah waxgaradka xaafadda.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Sacdiyo maxamad Maxamuud.