Deeq raashin ah oo la gaarsiiyay maxaabiista xabsiga dhexe ee Kismaayo.

0
145

Baladweyne (Radio Beerlula)-Gudoomiye kuxigeenka rugta ganacsiga Jubbaland Muqtaar Sheekh Axmed ayaa Xabsiga dhexe ee degmada Kismayo gaarsiiyey deeq Raashiin oo ka kooban Bur,Bariis, Baasto, Timir, iyo Joodariyaal.

Waxa ka qeyb galay madasha lagu wareejinayey deeqda xeer ilaaliyaha guud ee Jubbaland Maxamed Sheekh Cismaan iyo Maxamed Caaqib Taliyaha Xabsiga dhexe ee Kismaayo.

Warbixintan waxaa inoo haya Maxamed Yuusuf cabdulahi