Dhallinyaro ku nool Baladweyne oo nolosha qoyskooda ka maareeya iibinta qalabka caruurta

0
200

Baladweyne (Radio Beerlula)-Magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa waxaa ku nool dhallinyaro badan oo ku shaqeysto Iibiinta Agabka caruurta lagu ciyaarsiiyo

Dhallinyaradan ayaa iibiya Buufinada ,Baabuurta yar yar ookiyaalaha iyo agab kale.

 

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Bilaal Daahir Waaneey.