Hay’adda Hormuud Salaam Foundation oo deeq lacageed ku wareejisay iskuulada ay dhigtan agoonta ee magaalada Muqdisho.

0
145

Baladweyne (Radio Beerlula)-Hay’adda Hormuud Salaam Foundation ayaa deeq lacageed oo ay ugu talagashay in aay ku ciidan 100 Caruur agooman ah kuwareejisay maamulayaasha xarumaha agoomaha ee magaalada Muqdisho.

Waxa ka qeyb galay madasha lagu wareejinayey deeqda lacagta ah Cabdiraxmaan Ibrahim Cilmi gudoomiye kuxigaanka Hay’adda Hormuud Salaam Foundation iyo maamulayaasha Xarumaha agoomaha muqdisho.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Sacdiyo Maxamad Maxamuud.