Sare u kac ku yimid qiimaha lagu iibiyo hilibka xoolaha Suuqa Magaalada Jowhar.

0
207

Baladweyne (Radio Beerlula)-Sare u kac xoogan ayaa ku yimid qiimaha la iibiyo hilibka xoolaha Suuqa Magaalada Jowhar.

sare ukac ku yimid hilibka xoolaha suuqyada Jowhar ayaa waxaa sabab u ah bulshada oo aad u isticmaasho bisha barakeysan iyo in ay yaraadeen xoolihii lakeeni jiray suuqyada xoolaha.

Wabixintan waxaa inoo haya Cumar Yuusu Aadan.