Cashir ku saabsan Kitaabka Minhaaj qeybta 147-aad Radio Beerlula

0
170

Baladweyne (Radio Beerlula)- dhamaan dhageystayaasha iyo akhristayaasha Radio Beerlula waxaan halkan idinku soo gudbineynaa  Cashir ku saabsan Kitaabka Minhaaj qeybta 147-aad Radio Beerlula waxana soo jeedinaya  Sheekh Abuukar Xassan Maalin.