kulan looga hadlayay xanuunka HIV-AIDS oo lagu qabtay Hargeysa.

0
139

Baladweyne (Radio Beerlula)-Kulanka oo lagu qabtay magaalada Hargeysa ayaa waxaa looga dooday dib u eegista Xeerka Xakamaynta Xanuunka HIV ADIS ee Soomaliland.

Kulanka ayaa waxaa goobjoog ahaa madaxda ururka Xakamaynta Xanuunka HIV ADIS ee Soomaliland dhaqaatiir culimo iyo haween.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Cumar Yuusuf Aadan.