Duruufo dhanka nolosha oo soo food saaray barakacayaal ku nool Jowhar

0
162

Baladweyne (Radio Beerlula)-Qoysaskan  ku nool Kaamamka barakacayaasha Alla-aamin iyo Tawakal ee magaalada Jowhar ayaa xiligaan waxaa soo wajahay xaalad nolol xumo oo ay kamid yimiin Raashiin,laan biyo yari iyo caafimaad daro.

Qaar kamida dadka barakacayaasha ah ee ku nool kamamkan ayaa xaalka ay ku suganyihiin iyo baahiyaha ay qabaan ka warbixiyay.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Aadan Cabdi Axmed.