Maamulka gobolka Banaadir oo xariga kajaray xarunta cusub ee hooyada iyo dhalaanka ee dagmada wadjir

0
104

Baladweyne (Radio Beerlula)-Guddoomiye ku-xigeenka Arrimaha bulshada Gobolka Banaadir Cabdicasiis Cismaan Maxamed ayaa xariga ka jaray Xarun loogu talagalay in lagu daryeelo Hooyada iyo Dhalaanka oo laga hirgaliyay Degmada Wadajir ee gobolka Banaadir

Waxa ka qeyb Galay madasha xarig jarka gudoomiyaha degmada Wadajr Axmed Cabdulle mas’uuliyiinta gobolka Banaadir iyo Marti Sharaf kale.

Warbixintan waxaa inoo haya Maxamed Yuusuf Cabdulahi