Sare u kac kuyimid qiimaha caanaha geela ee degmada Dhoobleey

0
83

Baladweyne (Radio Beerlula)-Iyadoo lagu guda jiro Bisha Barakeysan ee Ramadaan ayaa waxaa sare u kac laga dareemayaa caanaha Geela ee Suuqayada Magaalada Dhoobley ee Gobalka Jubbada Hoose taasi oo qeyb ka ah waxyaabaha aadka loo isticmaalo Bisha Barakeysan ee Ramadaan.

Sara u kaca canaha ayaa waxaa sababay xoolahii oo meel dher jiro iyo gaadidka lagu soo qaado oo inta badan ka soo dib dhaco waqtigii loo bahnaa canaha.

Warbixintan waxaa inoo haya Xaawo Aadan Xuseen