Deeq lacageed oo loo qeybiyay 150 qoys oo ku barakacay daadadkii ku dhuftay Baardheere.

0
181

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Shirkadda ganacsiga ee SAFA Group ayaa deeq lacageed u qeybisay 150 qoys oo ku barakacay daadadkii ku dhuftay Baardheere.

Qoys walba ayaa lagu doonsiyay lacag gaareyso Hal Milyan oo shilinka Soomaliga ah.

Warbixintan waxa soojeedinaya Cumar Yuusuf Aadan.

Audio Player