In ka badan 11 ardey oo baratay qur’aanka kariimka oo munaasabad loogu qabtay Kismaayo.

0
80

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Magaalada Kismaayo ayaa lagu qabtay Munaasabad aay ku qalin jabinayeen inkabadan 11 arday oo dhameeyey qur’aanka kariimka islamarkaana ka aflaxay Machadka Ibnu Hishaam

Waxa ka qeyb galay munaasabada maamulka machadka Gudoomiyaha arimaha bulshada Golaha wakiilada Jubbaland Xildhibaan Shire Cabdi Maxamed iyo marti Sharaf kale.

Warbixintan waxa soojeedinaya Maxamed Yuusuf Cabdulaahi.