Dhaqaatiirta Jowhar oo ka digay halista cudurka cagaarshowga.

0
135

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Dr xasan indheey oo ka mid ah dhaqtirta magalada jowhar ayaa bulshada gobolka shabeelaha dhaxe ugu baaqay in ay iska ilaaliyaan halista cudurka cagaarshowga.

Cagaarshowga ayuu sheegay Dr-ka in u kamid yahay cudurada dilaaga ah ee dhimashada sababa.

Warbixintan waxa soojedinaya Xaawo Aadan Xuseen.