Deeq raashin ah oo la gaarsiiyey Qoysas danyar ah oo ku nool magaalada Hargeysa

0
122

Baladweyne ( Radio Beerlula )-28 qoys oo danyar ah oo ku nool hargeysa ayaa la gaarsiisay deeq raashiin oo ay soo dhiibeen dad muxsiniin ah oo ku nool dalka dibadiisa waxaana loogu talagay deeqdan raashiinka in ay afur ka dhigtaan dadka danyarta agoomanka iyo dadka aan heli Karin wax ay ku afuraan.

Warbixintan waxaa inoo haya Aadan Cabdi Axmed