Tababar ku saabsan sida loo tabiyo warbixinada la xarirra Dadka la heyb sooco oo laga daahfuray Baladweyne

0
163

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Magaalada Baladweyne ee xarunta gobalka Hiiraan ayaa lagu qabtay tababar ku saabsan sida loo tabiyo warbixinada la xarirra Dadka la heyb sooco ama la takooro waxaana soo qaban qaabiyey ururka isku taga saxafiyiinta Soomaaliyeed ee FESOJ.

Tababarkan oo loo qabtay qaar kamid ah wariyaasha ka howl gala warbaahinada magaalada Baladweyne iyo bulshada rayidka ayaa waxa uu socon doono mudo saddex maalin ah .

Warbixintan waxaa inoo haya Bilaal Daahir Waaneey