Baladweyne ( Radio Beerlula )-Waxa sare u kac laga dareemaya Qiimaha la iibiyo nuucyada kala duwan ee khudaarta suuqyada magaalada Muqdisho.
Sare u kacaan ayaa waxaa sababay maadaama lagu gudo jiro bisha barakeysan ee Ramadaan oo inta badan bulshada ku nool caasimada ay aad u isticmalaan Cabitaan ahaan iyo beerihii laga keeni jiray khudaarta oo aan helin biyo ku filan.
Warbixintan waxaa soo jeedinaya Bilaal Daahir Waaneey.