Barnaamij wacyi-galin ah oo kusaabsan sida looga hortago cudurka HIV/AIDSka oo lagu qabtay Hargeysa

0
208

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Gudiga Xakamaynta Xannuunka HIV/AIDSka ayaa magaalada Hargeysa ugu qabtay Ciidanka Asluubta maamulka Somaliland barnaamij wacyi-galin ah oo kusaabsan sida looga hortago cudurkan.

Ciidanka Asluubta maamulka Somaliland ayaa sharaxaad laga siiyay siyaabaha kala duwan ee lagu kala qaado xanuunka HIV/AIDS iyo in aan latakoorin qofka uu kudhaco xanuunkan.

Warbixintan waxaa inoo haya Maxamed Yuusuf Cabdulahi