Tababar kusaabsan nafaqadarada oo lagu qabtay Muqdisho

0
129

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Agaasimaha Caafimaadka G/Banaadir Dr Cabdiraxmaan Axmed Maxamuud ayaa magaalada Muqdisho ka furay Tababar la xiriira heerka nafaqa darrada dadka kusoo Barakacay Kaamamka ku yaalo Degmooyinka Dayniile iyo Kaxda.

Tababarkan ayaa inta uu scoda ka qeeybgalayasha lagu bari doonaa waxyaabaha keena nafaqadarada  iyo sida looga hortagi karo inta aysan imaan nafafaqadaro.

Warbixintan waxaa inoo haya Cumar Yuusuf Aadan