Ganacsatada Soomaaliyeed oo loogu baaqay ineey maalgashtaan xarumaha caafimaadka ee dalka

0
164

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo daryeelka Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr. Cali Xaaji Adaan ayaa ugu baaqay ganacatada Soomaaliyeed ineey maal-gashi ku sameeyaan isbitaalada dalka si loo helo xarumo caafimaad oo tayeeysan.

Ganacsatada dalka ayaa intooda badan maal-gashi ku sameeya Suuqyada,maqaayadaha,Hoteelada iyo shirkadaha taasi oo keentay ineey yaraadan ganacsatada maal-gashiga ku sameeya xarumaha caafimaadka ee dalka.

Warbixintan waxaa inoo haya Cabdiqadir Cumar Ibraahin.