Dhaqaatiirta Jowhar oo ka digay sameynta ka dhalan karta sunta lagu buufiyo beeraha.

0
201

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Dr Xasan Ibraahin Cali oo kamid ah dhaqaatiirta baratay cilmiga beeraha kuna nool magaalada Jowhar ayaa Beeraleeyda jowhar uga digay suntan ay us isticmaalaan beeraha qataraha ay leedahay.

Waxa uu sheegay Dr-ka in sunta qaar ay u istcmaalaan cayayaanka ay disho mararka qaar miraha ay beerteen beeraleyda.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Cumar Yuusuf Aadan.