Maxkamadda gobolka Banaadir oo maanta qoyskii lahaa ku wareejisay guri laga heystay in ka badan 30 sano

0
173

Baladweyne (Radio Beerlula)- Maxkamadda gobolka Banaadir ayaa maanta qoyskii lahaa ku wareejisay guri laga heystay in ka badan 30 sano kaasoo oo kuyaala muqdisho islamarkaana ay maxkamada gobolka banaadir ay dacwadiisa taalay in mudo ah.

Hooyo faadumo Cali Nuur oo dacwada guriga dabasocotay in ka badan 13 sano ah ayaa manta kala wareegtay furaha guriga gudoomiyaha maxkamada gobolka banaadir saalax Cali Maxamuud.

Warbixintan waxaa inoo haya Aadan Cabdi Axmed