Tababar ku saabsan sida loo tabiyo warbixinada la xarirra Dadka la heyb sooco oo lagu soo gabagabeeyay Baladweyne.

0
182

Baladweyne (Radio Beerlula)- Magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa lagu soo gaba gabagabeeyay tababar ku saabsan sida loo tabiyo warbixinada la xarirra Dadka la heyb sooco ama la tokooro waxaana soo qaban qaabiyey ururka isku taga saxafiyiinta Soomaaliyeed ee FESOJ.

Tababarkan oo socday muddo saddex maalmood ah ayaa waxaa ka qeyb galay qaar ka mid ah wariyaasha ka howlgala Magaalada Baladweyne iyo qaar ka mid ah dadka la heyb sooco.

Warbixintan waxaa inoo haya Bilaal Daahir Waaneey