Kulan looga hadlayay ka hortagga xadgudubyada ka dhanka ah haweenka oo lagu qabtay Magaalada Muqdisho.

0
105

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Kulankan oo looga hadlaayay ka hortagga xadgudubyada ka dhanka ah haweenka ayaa lagu qabtay Magaalada Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya.

Kulanka waxaa soo qaban qaabisay hay,adda SWDC oo u dhaqdhaqado Arimaha Haweenka.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Sacdiyo Maxamad Maxamuud.