Bulshada Baladweyne oo loogu baaqay ineey isticmalaan raashiinka wadaniga ah si looga hortago nafaqa-darada

0
87

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Dr Cabdi Naasir Maxamad oo kamid ah dhaqaatiirta ku nool magaalada Baladweyne ayaa bulshada magaalada ugu baaqay ineey badiyaan isticmaalka raashiinka wadaniga ah si looga hortago xanuunka nafaqadarada.

Raashiinka dalka ka baxa sida Galeeyda,masagada iyo digirta ayaa laga helaa nafaqo wanaagsan .

Warbixintan waxaa soo jeedinaya C/qaadir Cumar Ibraahim.