Dhalinyaada Degmada Luuq ee gobolka Gedo oo doortay hogaanka Cusub

0
118

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Degmada Luuq ee gobolka Gedo ayaa lagu qabtay doorasho lagu dooraneyey gudoomiyaha dhalinyarada degmadda Luuq Waxaana kutartamayey Abuukar Aadan Cabdikariin iyo Geeseey Ibraahim Saciid iyada  kuguuleysayay gudoomiyaha dhalinyarada Degmada Luuq ee gobolka Gedo Abuukar Aadan Cabdikariin

Waxa ka qeyb galay madasha lagu dooranayey gudoomiyaha dhaliyarada maamulka degmada Luuq qeybaha kala duwan ee bulshada iyo qaar kamid ah ururada bulshada.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Maxamad Yuusuf Cabdulaahi.