Wasaaradda Haweenka Jubbaland oo kismaayo ku qabatay kulan looga hadlayay doorka haweenka ay kuleeyihiin nabadaynta.

0
101

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Wasiirka Wasaaradda Haweenka iyo xuquuqul insaanka Jubbaland Cadar Ismaaciil Cabdulaahi ayaa Magaalada Kismaayo ka daahfurtay kulan looga hadlayay doorka haweenka ay kuleeyihiin nabadaynta dalka.

Waxa ka qeyb galay kulanka agaasimaha guud ee wasaarada Haweenka iyo xuquuqul insaanka Jubbaland Idiris Maxamed Xassan ururada Haweenka jubbaland odayaasha dhaqanka iyo Marti Sharaf Kale.

Warbixintan waxaa inoo haya Maxamed Yuusuf Cabdulahi