Duruufo dhanka nolosha ah oo soo wajahay dadka Barakacyaasha ah ee ku nool deegaanka Dag-alima.

0
121

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Qoysaska Barakacyaasha ah ee ku nool Deegaanka Dag-alima ee Gobalka Jubbada Hoose ayaa xiligan wajahaya xaalado adag oo dhanka nolosha oo ay ka mid yahiin biyo la.aan hooy la.aan sida u sheegay Guddoomiyaha Deegaankaasi.

Dadkan ayaa ahaa xoolo dhaqato ay abaartii dhaafisay xoolahooda kuwaasi oo hada Barakac ku ah Dag-alima.

Warbixintan waxaa inoo haya Xaawo Aadan Xuseen