Isuduwaha wasaarada tamarta iyo biyaha Gobolka Hiiraan oo digniin u diray dadka dagan hareeraha wabiga shabelle.

0
205

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Iyadoo laga cabsi qabo in uu fahatahaad saameyo wabiga Shabelle ee dhax mara magalada Baladweyne ayaa waxaa soo kordhayo qabsida laga cabsida fatahaadda.

Isku duwaha wasaaradda tamarta iyo biyaha Gobolka Hiiraan ee mamul goboleedka Hirshabelle ayaa digniin u diray dadka dagan hareeraha wabiga shabelle maadaama laga cabsi qabo in uu fatahaad sameeyo wabiga Shabelle.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Xaawo Aadan Xuseen.