Baladweyne ( Radio Beerlula )-Xili lagu guda jiro bisha barakeysan ee Ramadaan ayaa suuqyada Magalada Dhuusamareeb ee Gaasimadda Galmuduga waxa kajira sare u kac xoogan oo ku yimid qiimaha Qudaarta la kala siisto.
Saro ukaca qudaarta ayaa waxaa sababay Waddooyiinka qudaarta aay soo mari jirtay oo xirmay kadib markii roobab xoogan ay ka da’een iyo bulshada magaalada Dhuusamareeb oo aad u isticmala qudaarta xiliga soonka.
Warbixintan waxaa soo jeedinaya Sacdiyo Maxamad Maxamuud.