Guddiga iyo culimada gacanta ku heysa machadka dadka araga naafada ka ah ee Hargeysa oo codsaday in dhul loo dhiso.

0
179

Baladweyne (Radio Beerlula)-Macahadka Al Beder oo ku yaalla xaafadda Jig-jiga yar ee magaalada Hargeeysa isla markaana ay wax ku bartaan dad araga naafada ka ah ayaa xiligaan u baahan dayactir iyo qalabeyn .

Macalimiinta iyo ardayda dhigata macadkan ayaa ah dhamaantood dad araga naafada ka ah waxaana ay ku dhiiradeen ineey wax bartaan

Warbixintan waxaa inoo haya Cabdiqadir Cumar Ibraahin