Kulan looga hadlay hormarka iyo isdhaxgalka bulshada Gobolka Owdal oo lagu qabtay Boorama

0
163

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Magaalada Booramaya ayaa lagu qabtay kulankan oo looga hadlayay horumarka iyo is dhaxgalka bulshada ee gobolka Awdal

Kulankan ayaa waxaa ka qeybgalay Maamulka magaalada Boorama.Dhallinyaro,Haween,bahda ciyaaraha iyo qeybaha kala duwan ee bulshada.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya C/qaadir Cumar Ibraahim.