Xarunta dad dhigista oo laga hergeliyay Muqdishi

0
213

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Degmada Hodan ee Gobolka Banaadir ayaa lagu qabtay Munaasabadan oo xariga looga jarayay Xarunta dad dhigista oo ay yeelaneeyso qeybta Degmooyinka waliyoow cadde.

Munaasabaddan ayaa waxaa ka qeybgalay maamulka degmada Hodan ,masuuliyiin kamid ah maamulka gobolka Banaadir iyo masuuliyiin kale

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Xaawo Aadan Xuseen

Audio Player