Gaari booyad ah oo loogu talo galay in biyo loogu dhaamiyo dadka reer miyiga oo lagu wareejiyay maamulka degmada Cadaado.

0
119

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Hay’adda PAH ayaa maamulka Degmada Cadaado kuwareejiyey gaari Booyad ah oo loogu talagalay in biyo loogu dhaamiyo dadka reer guuraaga ah waqtiga jiilaalka.

Waxaana goob-joog ahaa madasha lagu wareejinayey Booyada madax katirsan hay’adda PAH mas’uuliyiinta Degmada Cadaado iyo Marti Sharaf Kale.

Warbixintan waxaa inoo haya Maxamed Yuusuf Cabdulahi.