Guddiga masaajidka Xamdaan ee magaalada Burco oo Codsaday in laga qayb qaato dhismaha masaajidka.

0
94

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Culimada masaajidka Xamdaan ee magaalada Burco ayaa codsaday In lagala qeyb qaato dhismaha masaajidka oo maraya meel gabagabo ah .

Gudiga masaajidkan ayaa ku qiyaasay lacagta lagu dhameystiri karo masaajidka 10 kun oo Dollar.

Warbixintan waxaa inoo haya Sacdiya Maxamed Maxamuud.