Goobaha timajarayasha Magaalada Baladweyne oo laga dareemayo mashquul badan.

0
117

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Dhalinyaradan oo ku nool magaalada Baladweyne islamarkana bartay xirfadda farsamada gacanta ayaa nolosha reerkooda ka mareeya xirfadda timo jarista.

Bisha Ramadaan waa bisha ugu shaqada badan xirfada timo jarista marka loo eego bilaha kale maadaama ay fooda inagu soo hayso Ciidul fidriga oo ay inta badan dadka ay isku diyaariyaan.

Warbixintan waxaa inoo haya Bilaal Daahir Waaneey.