Maktabad wax lagu aqristo oo laga hirgiliyay Hargeysa

0
220

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Wasiirka Diinta iyo owqafta Somaliland sheikh Cabdirisaaq albaali ayaa xariga kajaray Maktabadda Ibnu Khuzayma oo laga hirgaliyey xaafada Masalaha ee magalaada Hargeysa waxaana hirgaliyey Maktabadda sheikh Yuusuf Maxamed Faarax.

Maktabadda Ibnu Khuzayma oo lagu keediyey in kabadan 1000 kitaab ayaa waxa loogu talagalay in laka daalacdo kutubta ku geedsan Maktabadda si waqaf ah.

Waxa kaqeyb galay madasha lagu daahfurayey maktabada Mas’uuliyiinta wasaarada Diinta iyo owqaafta Somaliland Culumaa’udin Bulshada xaafada masalaha ee magaalada Hargeysa iyo Marti Sharaf kale.

Warbixintan waxa soojeedinaya Maxamed Yuusuf Cabdulaahi.