Wabiga shabeele oo ku fatahay tuulada Raqeyle ee hoostagta Jowhar.

0
273

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Deegaanka Raqeyle oo ka tirsan gobolka shabeellaha dhexe ayaa waxaa ku fatahay webiga shabeelle kaasoo baabiyay dalagyadii beeraha oo marayay xiligii goosashada.

Gudoomiyaha deegaanka Raqeyle Cumar Guudle iyo qaar kamid ah waxgaradka deegaanka ayaa ka waramaya saameynta ay kala kulmeen fatahaada.

Warbixintan waxa soojeedinaya Cumar Yuusuf Aadan.