Tababar ku saabsan baarista dambiyada iyo ilaalinta xaquuqda aadanaha oo lagu soo gaba gabeeyay Galkacyo.

0
141

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Inkabadan 35 kamid saraakiisha ciidanka Booliska gobalka Mudug ayaa tababar loogu soo xiray magaalada Galkacyo tababarkaan oo ku saabsana awood dhiska cadaalada iyo baarista dhembiyada iyo ilaalinta xuquuqda aadanaha.

Tababarkaan oo socday mudo saddex maalmood ah ayaa waxa saraakiisha lagu barayay sidii ay ugu taxadari lahaayeen barista dambiyada iyo awood dhiska cadaalada iyo in la ilaaliyo xuquuqda adaanaha xiliga lagu gudo jiro barista.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Bilaal Daahir Waaneey.