Maamulka Madarasada Al-ansaar ee Magaalada Kismaayo oo codsaday in dhul loo iibiyo.

0
136

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Maamulka iyo ardeyda Madarasada Al Ansaar ee magaalada Kismaayo ayaa dadka Soomaaliyeed ka codsaday in loo iibiyo dhul ay madarasadu leedahay si ay caruurtu wax ugu bartaan.

Madrasada ayaa hada kutaala dhul kumeel gaar ah iyadoona sidoo kale ka kooban hal qol oo aan ku filneyn ardeyda.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Cumar Yuusuf Aadan.