Qoysas danyar ah deeq raashiin ah loogu qeybiyay degmada Ceelbarde

0
240

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Deeqdan raashiinka ah oo ka timid saldanadda Cumaan ayaa degmada Ceelbarde ee Gobalka Bakool waxaa loogu qeybiyay qoysas danyar ah oo kamid ah dadka ay saameeyeen abaaraha ka jira dalka.

Deeqdan ayaa ka koobneed Bur,Bariis,Sokor,Timir,Caano iyo Saliid.

Warbixintan waxaa inoo haya C/qaadir Cumar Ibraahim