Maamulka Isbitaalka Degmada Ufayn oo lagu wareejiyay qalab caafimaad

0
154

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Maamulka Isbitaalka Degmada Ufayn ee gobolka bari ayaa qalab caafimaad oo kala duwan kala wareegay Ustaad Maxamed barre oo loosoo wakiishay qalabkan  in uu gaarsiiyo isbitaalka iyada oo qalabkan ay soo  sadaqeysatay Aamina Cismaan Maxamed.

Waxa goob jog ahaa madasha lagu warejinayey qalabka maamulka isbitalka mas’uuliyiinta degmada iyo marti sharaf kale.

Warbixintan waxaa inoo haya Maxamed Yuusuf Cabdulahi