Goobaha Macmacaanka Magaalada Baladweyne oo laga dareemayo Diyaar garowga Ciida.

0
218

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Goobaha lagu sameeyo macmacaanka magaalada Baladweyne ayaa laga dareeyamayaa mashquul aad uxoogan maadama ay nagu soo fooleedahay ciida,ciidul fidriga.

Foornada fatxi oo kamid ah meelaha aadka loogu diyaariyo macmacaanka sida buskudka,xalwada ,shuushumowga ,iyo macmacanka kale ayaaa aad looga dareemaya mashquul xoogan.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Xaawo Aadan Xuseen.