In ka badan 200 oo ruux oo afur loogu sameeyay degmada Kaxda ee Magaalada Muqdisho.

0
100

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Dhalinyarada BILIC Foundation oo ah dhalinyaro isku tagtay ayaa si isxilqaan ah afurin ugu sameeyay in kabadan 200 oo Qof ku nool duleedka degmada Kaxda ee gobolka Banaadir

Dadka anfurinta loo sameeyay ayaa ahaa kuwoo danyar ah kuwaasi oo baahi u qabay deeqdan

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Maxamad Yuusuf Cabdulaahi.