Deeq dhar ah oo loo qeybiyay caruurta qoysas danyar oo ku nool Muqdisho

0
184

Baladweyne ( Radio Beerlula )-In ka badan 20 Caruur ah oo ku nool kaamamka barakacayaasha magaalada Muqdisho ayaa loo qeybiyay deeq dhar ah oo loogu tala galay ineeey ku ciidan .

Deeqdan dharka ayaa waxaa iska soo aruuriyay gabdho Soomaliyeed oo ku kala nool dalka iyo dibada waxeyna ugu tala galeen caruurta danyarta ah in ay kala qeyb qataan farxada Malinta ciida.

Warbixintan waxaa inoo haya xaawo Aadan Xuseen